TV-yada Soomaalidu Tayo Xumaa!!!

TV-yada Soomaalidu Tayo Xumaa oo Tuugsi Badanaa! Maxaa Wadaadadeenii Hore Lagu haystay?  Xigasho: www.miisaanka.com Hadalka ma gafin hadaan ku bilaabo nin nooloow maxaa aragti ku dhiman ama ninkii noolaada Geel dhalaa waas arkaa, Waxaan labadaaas murti uga danleeyahay wax aad iga yaabiyay oo runtii in badan aan is weydiiyay maxaa dadkii si ka noqday. Waxaan hubaa … Continue reading TV-yada Soomaalidu Tayo Xumaa!!!